Hoggaanka garabka dhalinyarada oo uu wehelinayo xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi iyo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Axmed Cabdi Xirsi America ayaa xarunta xisbiga kula kulmay dhalinyarada daladda Talo Same ee gobolada Maroodijeex, Saaxil iyo Togdheer , waxaa la isla qaatay sidii loo dar dar galin lahaa howlaha xisbiga ee ku aaddan doorashooyinka.

Tuesday January 09, 2024 - 20:11:51
0 Comments
92
Xisbiga WADDANI

Leave a comment