Aqlabiyadda Xildhibbaannada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa waxaanay ku aasaaseen isbahaysiga Aqlabiyadda Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo si mug leh iskaga kaashan doona la xisaabtanka xukumadda iyo gudashada waajibaadkooda Dastuuriga ah.

Saturday January 06, 2024 - 19:36:02
0 Comments
96
Xisbiga WADDANI

Leave a comment