Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo masuuliyiin tiro badan oo uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay xafladda balaadhan ee maanta lagu caleemo saaray Suldaan Cabdisamad Suldaan Maxamed Xasan

Wednesday December 27, 2023 - 21:29:23
0 Comments
177
Xisbiga WADDANI

Leave a comment