Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Guddoomiye kuxigeen Maxamed X Yuusuf Waabeeyo, guddoomiye kuxigeen Axmed Cumar X Cabdillaahi Xamarje iyo Guddoomiyaha gobolka Saaxil ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Amerikan ayaa xalay kulan la qaatay Dallada Guud ee Ururka dhallinyarada TALOSAME ee Beelaha Ciise Muuse oo ka hawl Gala gobollada Saaxil iyo Maroodijeex.

Friday December 22, 2023 - 22:06:10
0 Comments
79
Xisbiga WADDANI
Kulankan oo uu soo Agaasimay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Axmed Cabdi Xirsi (American) ayaa Dhallinyarada iyo musharraxu ay si qoto-dheer iskaga xog Waraysteen baahiyaha ka jira deegaannada ay dhallinyaradu ka soo jeedaan iyo Qorshaha isbedel ee Xisbigu u hayo, waxaana kulanku ku Soo dhammaaday is fahan iyo wada Shaqayn Toggan oo ku Saabsan Xisbiga WADDANI. May be an image of 5 people and headscarfMay be an image of 12 people, people studying and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 4 people and suitMay be an image of 4 people, people smiling and newsroomMay be an image of 2 people and headscarfMay be an image of 3 people and suitMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 4 people, beard and suitMay be an image of 3 people, beard, people smiling and suitMay be an image of 2 people and headscarfMay be an image of 3 people, people smiling, eyeglasses and suitMay be an image of 1 person, beard, smiling and suitMay be an image of 3 people, beard and suitMay be an image of 3 people, beard, people smiling and suitMay be an image of 2 people and beardMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, scarf and daisMay be an image of 3 people, beard, people smiling, suit, newsroom and textMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 4 people, headscarf and daisMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 5 people and dais

Leave a comment