Hoggaanka Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI iyo qaar kamid ah xoghayeyaasha xisbiga oo uu weheliyo Af-hayeenka Xisbiga, ayaa maanta iskugu yimi shir wadatashi iyo iskaashiga howlaha hortabinta u leh Xisbiga ku yeeshay xarunta guud ee xisbiga.

Saturday November 25, 2023 - 19:27:26
0 Comments
141
Xisbiga WADDANI
Shirka oo ay soo agaasimeen hoggaanka garabka dhalinyarada ayaa waxa lagaga dooday qodobo muhiim u ah howlaha xisbiga iyo dardargelinta shaqooyinka muhiimka u ah Xisbiga, waxaana lagaga dooday iskaashiga lagama maarmaanka ah ee waaxyaha Xisbiga. Waxaana uu kusoo dhamaaday jawi wanaagsan yo wadashaqayn dardar leh. Af-hayeenka Garabka Dhalinyarada Heer Qaran. - Abdirahman Ismail Hussein May be an image of 3 people, suit and newsroomMay be an image of 11 people and people studyingMay be an image of 4 people, people studying and daisMay be an image of 7 people, people studying and tableMay be an image of 3 people, people studying, suit and newsroomMay be an image of 3 people, people studying, suit and newsroomMay be an image of 1 person, studying, suit and newsroomMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 1 person and textMay be an image of 2 people and people smilingMay be an image of 1 person, beard, smiling, eyeglasses and newsroomMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 1 person, beard, studying, suit and newsroomMay be an image of 1 person, studying, eyeglasses and newsroomMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 4 people, newsroom and textMay be an image of 3 people, people studying, suit and newsroomMay be an image of 2 people, people studying and suitMay be an image of 5 people, people studying and tableMay be an image of 6 people, people studying and tableMay be an image of 1 person, suit and newsroomMay be an image of 1 person, beard, wrist watch, television and newsroom

Leave a comment