Garabka haweenka Heer Qaran ee xisbiga WADDANI ayaa maanta Xarunta Xisbiga kulan kula yeeshay garabada haweenka ee gobolka Maroodijeex iyo degmooyinka caasimadda. Shirka oo ay hoggaaminaysay guddoomiye xigeenka Garabka Haweenka Marwo Safiya Cumar Faarax waxa warbixinta waxqabadka billaha ah lagaga dhegaystay garabada haweenka ee gobolka iyo degmooyinka caasimadda.

Thursday September 24, 2020 - 16:22:45
0 Comments
1027
Xisbiga WADDANI

Leave a comment