Buugga waxa qoray Aqoonyahan Maxamed Baaruud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee Dawladdii Siyaad Barre Xidhay.
Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa buuggan ku tilmaamay mid xambaarsan taariikh mug weyn oo dhallinyarada Somaliland aqoon muhiim ah ka faa'iidayaan, waxaanu qoraagga ku ammaanay in aanu dadaalka iyo halganka ka nasan ilaa yaraantiisii. 





































