Musharraxa madaxweyne kuxigeen ee xisbiga WADDANI Md Maxamed Cali Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo oo kala ah Xildhibaan Cabdikariim Aadan Cumar (Canbe) gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran xisbiga Md Cabdirashiid Cabdi Jaamac (Maxbuub) iyo Xubin gole deegaan Maxamuud Sheekh Ibraahim oo ka tirsan golaha deegaanka degmada Boorama ayaa kormeer ku soo maray goobaha Goroyacowl, Baaldheere, Magaalo Cad iyo Garbahaadlay oo ay ka socoto kaadh qaybintu.

Friday June 09, 2023 - 00:42:00
0 Comments
317
Xisbiga WADDANI

Leave a comment