Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta Xarunta Dhexe ee xisbiga kulan kula qaatay Xoghayaha Xisbiga iyo Agaasimaha Xarunta Dhexe.

Tuesday May 23, 2023 - 13:48:19
0 Comments
367
Xisbiga WADDANI
.
Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta Xarunta Dhexe ee xisbiga kulan kula qaatay Xoghayaha Xisbiga iyo Agaasimaha Xarunta Dhexe.
Kulanka ayaa daarna u diyaargarowga wacyigelinta qaadashada kaadhka codbixinta oo la filayo in uu dhawaan dalka ka bilaamo.

Leave a comment