Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali X Xasan, qaar ka mid ah masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaanno ayaa kormeeray qaybo ka mid ah suuqa magaalada Burco islamarkaana wakhti is xaal waraysi ah la qaatay qaybaha bulshada.

Tuesday May 23, 2023 - 00:00:18
0 Comments
274
Xisbiga WADDANI

Leave a comment