Hargeysa ( WMG ) Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8da September 2020 U magacaabay Mudane Axmed Cismaan Axmed Cali Xoghayaha Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Xisbiga WADDANI.