Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sanbalooshe) ayaa guddoomisay kulan ay maanta Xarunta Xisbiga ku yeesheen haween weynaha Xisbiga ee degmooyinka caasimadda Hargeysa. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay dardar gelinta hawlaha Xisbiga ee degmooyinka Caasimadda iyo u diyaargarowga doorashada Madaxtooyada ee November 2022.

Monday January 24, 2022 - 16:45:38
0 Comments
1002
Xisbiga WADDANI

Leave a comment