Xisbiga WADDANI oo 500 oo Jiingadood ugu deeqay Degmada Salaxlay maanta.

Wednesday August 12, 2020 - 23:05:41
0 Comments
656
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG )
Mas'uuliyiinta heer qaran iyo heer gobol ee Xisbiga WADDANI ayaa galabta gaadhay degmada Salaxlay oo shalay roobab waxyeelo weyn gaystay ka da'een! 


Madaxda oo u hoggaaminayo Guddoomiye kuxigeenka 3aad ee Xisbiga WADDANI Mudane' Keyse Cali Geedi kana mid ahaayeen Xog-hayaha guud ee Xisbiga, Af-hayeenka Xisbiga, Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga, Xog-hayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga, Guddoomiye xigeenka gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga, Xog-hayah Gobolka ee Xisbiga, Iyo Mudane' Aftax Jaambir oo ka tirsan Xisbiga horreyna u ahaa Xog-hayaha dhallinyarada ee Xisbiga WADDANI. 



Madaxda ayaa soo kormeertay dhammaan goobi waxyeelada roobku u geystay waxaanay Xisbi ahaan sheegeen in ay 500 oo jiingadood bixinayaan Xisbiga ahaan.







Leave a comment