Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhalinyarada caalamka iyo kuwa Somaliland munaasibada maalinta dhalinta aduunka

Wednesday August 12, 2020 - 12:07:16
0 Comments
607
Xisbiga WADDANI
 Hargeysa ( WMG )

Maanta ubixii wadanka waxa la dagay shaqo la'aan, balwad iyo rajo xumo, xukuumadihii iskaga kala dambeeyayna xadhig mooyaane xaajo kale waa laga waayay.
Maanta waxa ay taagan tahay wakhtigii dhalinyaradu aayahooda dambe ka tashan lahaayeen, siyaasadana soo gali lahaayeen.
Xisbiga Waddani waxa uu dhalinyarada Somaliland u hayaa fursad ay kaga qayb gali karaan talada dalka matalaad siyaasadeedna ay ku yeelan lahaayeen miiska siyaasada lagu gooyo.


Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac


Leave a comment