go'aanka xukumaddu ku ganaaxday telefishannada Universal iyo Star Wuxuu dhaawac ku yahay nidaamka ..

Tuesday August 11, 2020 - 10:36:40
0 Comments
492
Xisbiga WADDANI

Hargeysa ( WMG ) Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyi-gelinta Md Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa sheegay in go'aanka xukumaddu ku ganaaxday telefishannada Universal iyo Star dhaawac ku yahay nidaamka dawladnimada. Waxa uu wasiirka warfaafinta u soo jeediyay in uu ka laabto go'aankan caddaalad darrada u muuqda.

https://youtu.be/Zee6F4rLTVU

Leave a comment