Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa kulan la qaatay musharraxiinta Xisbiga ee Golaha Deegaanka Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil.

Wednesday May 19, 2021 - 01:04:20
0 Comments
442
Xisbiga WADDANI
Kulanka ayaa lagaga tashanayay tabaabushaha Xisbiga ee hawlaha doorashada wakhtiga yar ka hadhsan yahay
.
Guddoomiyaha weftigiisa ayaa ku guda jira Kormeerka Tababar u socda Muraaqibiinta Xisbiga iyo la tashi ku aaddan dardar gelinta hawlaha doorashada ee musharraxiinta Xisbiga.
May be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of 4 people and people standingMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 6 people, including Oday Xaaji Ciido, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 6 people, including Oday Xaaji Ciido, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 1 person, flower and indoorMay be an image of 1 person, sitting, flower and indoorMay be an image of 4 people, people sitting and indoorMay be an image of Osman Odwayne and beardMay be an image of 1 person, sitting, standing and indoorMay be an image of 1 personMay be an image of 4 people, including Oday Xaaji Ciido and Gobdeq Axmed, people standing and people sittingMay be an image of Gobdeq AxmedMay be an image of Cabdifatax Gamaameye Xuseen


Leave a comment