Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo uu weheliyo Guddoomiyaha KMG ee xisbiga WADDANI Mudane Xil Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta ka qayb galay xafladda Midowga Labada Musharax ee Xuseen ismaaciil Jaamac Budul oo u sharaxan Golaha Wakiillada gobolka Maroodijeex iyo Musharrax Faysal Cabdiraxmaan Xirsi oo u sharaxan Golaha deegaanka Hargeysa

Monday May 17, 2021 - 18:35:17
0 Comments
581
Xisbiga WADDANI

Leave a comment