Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Ku Meel gaadhka ah Mudane Xil Cabdiqaadir X Ismaaciil Jirde oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa saaka Salaadda Ciidda kala qayb galay kumaan qof oo ku tukaday Garoonka kubadda Cagta Hargeysa.

Thursday May 13, 2021 - 17:48:02
0 Comments
673
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiyaha Ku Meel gaadhka ah Mudane Xil Cabdiqaadir X Ismaaciil Jirde oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa saaka Salaadda Ciidda kala qayb galay kumaan qof oo ku tukaday Garoonka kubadda Cagta Hargeysa.

Guddoomiyaha ayaa bulshada isugu timid Hargeysa Stadium iyo guud ahaan shucuubta Islaamka dhambaal hambalyo ah u diray sidoo kalena ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dhibaatada haysata bulshada reer Falastiin.
Waaxda War-faafinta ee xisbiga WADDANI


May be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people standing, outdoors and text that says '9 HUMA DIAGNOS'May be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people standing and roadMay be an image of 2 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of 1 person, standing and sittingMay be an image of one or more people and people standingMay be an image of 1 person, sitting and standingMay be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of 4 people, people standing, sunglasses and outdoorsMay be an image of 1 person, standing and sittingMay be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people sitting, crowd and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowd

Leave a comment