Waxaanu tuhun weyn ka qabnaa in jidh dil loo geystay Mulkilihii Astaan Tv

Saturday August 08, 2020 - 12:34:26
0 Comments
621
Xisbiga WADDANI
Xisbiga WADDANI, Oo sheegay in u tuhun weyn ka qabo in jidh dil loo geystay Mulkilihii Astaan Tv Hay'adaha xuquuqal aadamaha dunidana ugu baaqay in baadhis madax bannaan lagu sameeyo xaalada u ku jiro Mulkilihii Astaan TV. 

Af-hayeenka Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa hadda sidaas u sheegay Saxaafadda.

Leave a comment