Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan masuuliyiin sarsare oo xisbiga ka mid ah ayaa caawa magaalada Berbera kaga qayb galay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayo musharraxiinta Golaha Wakiillada ee Gobolka Saaxil uga sharraxan Xisbiga iyo Musharraxiinta Xisbiga ee Goleyaasha Deegaanka uga sharraxan degmooyinka Berbera iyo Sheekh.

Tuesday April 06, 2021 - 10:10:05
0 Comments
477
Xisbiga WADDANI

Leave a comment