Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta u magacaabay Xoghayayaashan soo socda.

Monday August 03, 2020 - 10:18:14
0 Comments
1108
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta u magacaabay Xoghayayaashan soo socda.
1. Mudane Axmed Cumar X Cabdillaahi [Xamarji] Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada & Degmooyinka ee Xisbiga WADDANI.

2. Mudane Ibraahin Ducaale Boos
Xoghayaha Amniga ee Xisbiga WADDANI.

3. Mudane Bashiir Cumar Geelle [Xidig]
Xoghayaha Horumarinta Biyaha ee Xisbiga WADDANI.



Leave a comment