Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Guddoomiyaha KMG Mudane Cabdiqaadir X Ismaaciil Jirde, hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin Sarsare oo xisbiga ah ayaa xalay ka qayb galay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay musharaxa Golaha Wakiillada ee gobolka maroodijeex Mudane khaalid cawil curyaan

Tuesday March 02, 2021 - 08:25:47
0 Comments
633
Xisbiga WADDANI

Leave a comment