Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Mas'uuliyiin Sarsare oo Xisbiga WADDANI ah ayaa Xalay ka qayb galay xafladda shaacinta Murashixiinta Golaha Wakiilada iyo Deegaanka ee Gobolka Maroodijeex iyo Caasimadda Hargeysa uga tartamaya Xisbiga WADDANI. Siciid Sokeeye & Yaasiin Cumar Yare

Saturday February 20, 2021 - 18:13:02
0 Comments
564
Xisbiga WADDANI

Leave a comment