Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madax kale oo ka tirsan xisbiga ayaa maanta si weyn uga qeyb galay Munaasabad ballaadhan oo loo qabtay musharraxiinta Sheekh Axmed Dayib Aadan ( Sheekh ku caddeeye) iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Fidaar oo u tartamaya Xildhibaanada Wakiiladda iyo Deegaanka ee Hargeysa.

Monday February 15, 2021 - 18:39:50
0 Comments
723
Xisbiga WADDANI

Leave a comment