Garabka Haweenka Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI ayaa xaflad soo dhawayn ah u sameeyay xubno haween ah oo la magacaabay kuwaas oo isugu jira Xoghaye ku xigeenno iyo xubno lagu daray Garabka Haweenka Heer Qaran.

Tuesday February 09, 2021 - 16:23:55
0 Comments
611
Xisbiga WADDANI

Leave a comment