Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo madax ka tirsan Xisbiga ayaa Cusbitaalka Gargaar ku bookhday Mudane Axmed Xasan Maxamed (Talaata-codle) oo ka mid ah madaxda Xisbiga oo xalay qallin wadna ah lagu sameeyay, wuxuu guddoomiyuhu ehelkiisa ka waraystay xaaladdiisa waxaanu Alle uga baryay in uu caafimaad taama siiyo.

Sunday February 07, 2021 - 17:29:42
0 Comments
526
Xisbiga WADDANI

Leave a comment