Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay Laamaha dibadda ee Xisbiga kuwooda ugu firfircoona ee sanadkan kaalmaha 1-aad iyo 2-aad galay.

Saturday February 06, 2021 - 15:01:46
0 Comments
374
Xisbiga WADDANI

Leave a comment