Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa gurigiisa ku bookhday Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo Xaalad caafimaad u jiifa.
Wednesday February 03, 2021 - 19:33:56
0 Comments
875
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha iyo Masuuliyiinta Xisbiga ee wehelinayay ayaa Suldaanka xaal waraystay islamarkaana Illaahay uga baryay caafimaad khayr leh oo degdeg ah.