Munaasibadan oo ay goob-joog ka ahaayeen Ugaaska guud ee Beelweynta Ayuub.
Guddoomiyaha Guddida Horumarinta Beel weynta Ayuub, Xildhibaanka Goolaha Guurta ugu jira Beelweynta Ayuub, Madax dhaqameed, Haween, Dhallinyaro dhamaantood ka tirsan Beesha Ayuub iyo Madax sarre oo ka tirsan Xisbiga WADDANI Marwada Guddoomiyaha, Hoggaanka Garabka Haweenka ee Xisbiga ayaa ku soo afmeerantay si qurux badan.



















