Madaxda Xisbiga WADDANI ayaa bulshada ku boorriyay in ay qaataan kaadhka codaynta si ay uga qayb galaan doorashooyinka soo socda una dooran karaan xildhibaanno metela.
































Geesta kale Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI waxa uu dirays ciyaareed siiyay 6 kooxood oo ka dhisan magaalada Ceelafweyn. Agabkan ciyaareed oo loogu magac daray dirayska nabadda waxa loogu talo galay in ay isku dhexgalaan dhallinyarada reer Ceelafweyn ee ciyaaraha xiiseeya.































