Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta gelinkii dambe kormeer balaadhan ku sameeyey goobaha diiwaangelinta kaadhka codbixiyayaashu ka socoto dhammaan deegaanada u dhaxeeya magaalada Berbera iyo Hargeysa.

Monday December 14, 2020 - 21:10:05
0 Comments
597
Xisbiga WADDANI

Leave a comment