Garabka haweenka heer Qaran ee Xisbiga WADDANI ayaa kormeeray goobaha ay diiwaan gelintu ka socoto ee caasimada Hargeysa sida degmooyinka kala ah 31may,Axmed-dhagax,Maxamed mooge,Macalin-haaruun iyo Gacan-libaax.

Monday December 14, 2020 - 21:07:33
0 Comments
521
Xisbiga WADDANI

Leave a comment