Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa galabta kormeer ku sameeyey goobaha ay ka bilaabantay saaka isdiiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha Qaranka Degmada Sheekh ee ka tirsan Gobolka Saaxil.

Sunday December 13, 2020 - 20:48:30
0 Comments
452
Xisbiga WADDANI

Leave a comment