Guddoomiyaha iyo wefdigiisu waxa ay u kuurgaleen isla markaana indho indheeyeen badiba goobaha ay ka socoto is diiwaangelinta kaadhka codbixiyayaasha, iyaga oo ku dardaaray howlwadeenada ka socday KDQ in gacanta dadjiyaan maadaama dadku ay xeeb joogaan.

















