Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga WADDANI Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac ayaa xalay magaalada Boorama casho sharaf ugu sameeyay weftiga guddoomiyaha xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro hoggaaminayo, Masuuliyiinta Gobolka Awdal ee Xisbiga iyo Garabka Haweenka heer Qaran ee Xisbiga WADDANI.

Monday November 30, 2020 - 19:10:51
0 Comments
647
Xisbiga WADDANI

Leave a comment