Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha xisbiga WADDANI Mudane Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) ayaa Xarunta Dhexe ee Xisbiga abaalmarino ku guddoonsiiyay labada ciyaar yahan ee gool dhalinta qaaday Axmed Carabo iyo Bashiir Bashka iyo tababaraha xulka gobolka Daadmadheedh Maxamed Maxamuud Diridhaba oo uu wakiil ka ahaa tababare xigeenkiisa Mustafe.

Tuesday November 24, 2020 - 21:37:09
0 Comments
52
Xisbiga WADDANI
Farduus Cisman
Hamashool Guddoomiyaha garabka haweenka Xisbiga WADDANI ee Qaarada Yurub ayaa abaalmarintan u soo dirtay labada ciyaar yahan iyo tababaraha waxaanay ballanqaadday bilawgii ciyaaraha gobollada Somaliland.



Leave a comment