Shirka Guddida Fulinta Iyo Xoghayeyaasha Oo Maanta ka qabsoomay Xarunta Dhexe Ee Xisbiga

Sunday November 22, 2020 - 13:22:23
0 Comments
473
Xisbiga WADDANI
Waxaa saaka Xarunta Guud ee Xisbiga WADDANI ka qabsoomay Shirkii billaha ahaa ee Guddida Fulinta iyo Xog-hayayaasha Xisbiga oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro.

Shirka waxaa warbixinno lagaga dhageystay Guddida Kala saarista iyo soo xulista Musharrixiinta Xisbiga WADDANI, Guddida taskforce-ka ee KDQ qaabilsan, sida oo kale-na waxaa dood, falanqeyn iyo wada-tashi laga yeeshay xaaladda guud ee dalka.




Leave a comment