WADDANI Party
Af-Soomaali English
  • Home
  • The Party
    • About Us
    • Political Program
    • Core Values
    • Party Law
    • Centres
  • Party Structure
    • Leadership
    • Executive Committee
    • Central Committee
    • Secretariat
    • Wings
      • Women Wing
      • Youth Wing
    • Candidates
  • DIASPORA
    • UK
    • Finland
    • Germany
    • Sweden
  • Regions
    • Maroodijeex Region
    • Saaxil Region
    • Togdheer Region
    • Sool Region
    • Sanaag Region
    • Awdal Region
  • Media
    • News
    • Videos
    • Photo Gallery
    • Press Statements
    • Speeches
    • Meetings
    • Social Media
  • Contact Us
  • Home
  • The Party
    • About Us
    • Political Program
    • Core Values
    • Party Law
    • Centres
  • Party Structure
    • Leadership
    • Executive Committee
    • Central Committee
    • Secretariat
    • Wings
      • Women Wing
      • Youth Wing
    • Candidates
  • DIASPORA
    • UK
    • Finland
    • Germany
    • Sweden
  • Regions
    • Maroodijeex Region
    • Saaxil Region
    • Togdheer Region
    • Sool Region
    • Sanaag Region
    • Awdal Region
  • Media
    • News
    • Videos
    • Photo Gallery
    • Press Statements
    • Speeches
    • Meetings
    • Social Media
  • Contact Us

Videos

Guddoomiye Cirro oo Tacsi u diray ehelada dadkii u geeriyooday COVID19

Dabaal Degi Garabka Haweenka Heer Qaran ee xisbiga WADDANI

Kalmddi Guddoomiye Cabdiraxmaan (Cirro) Uu Ka Jeediyay Xafladdi Hoteelka Xayaat

Xubinmada Xisbiga Xisbiga WADDANI oo si xawliya usocota

Contact Us

WADDANI Party, 
Head Quarter
Road Number 1, Maamuus Area, Hargeisa
Email: contact@xisbigawaddani.com
Tell: +252-2-540901

WADDANI Party

Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo go'aan ah in dib loo culo weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhiig cusub iyo maskax firfircoon oo lagu dardar-gelinayo xaqiijinta himilooyinka ummadda reer Soomaalilaan leedahay oo uu ugu horreeyo Ictiraaf keenista. Xisbiga WADDANI waxa uu albaabo cusub u furayaa da'yarta si ay xooggooda maskax iyo muruqba ugu dhisan-lahayeen dalkooda, isaga oo bulsha weynta reer Somalilaan ku hoggaaminaya hiiraal iyo hiigsi midaysan bari, badhtamaha iyo galbeedba.

The Party's Membership

Sida uu dhigayo Qoddobka 5.aad ee Xeerka Xisbiga WADDANI
  1. Waxa Xisbiga xubin ka noqon kara muwaadin kasta oo u dhashay Somaliland oo qaangaadh ah, xiskiisuna u dhan yahay.
  2. Xubinnimada Xisbigu waa shakhsi umana gudbi karto cid kale lamana kala dhaxli karo.
  3. Waxa xubin noqon kara xubnaha Hoggaanka xisbigu u arkaan I nay Xisbiga u leeyihiin waxtar wax ku ool ah kuwaas oo la siinayo kaadhka xubin sharafeedka.

Qoddobka 6.aad ee Shuruudaha xubinnimada:

Waxaa ka mid noqon kara Xisbiga WADDANI qof kasta oo Somalilander ah oo aaminsan mabaadii'ida Xisbiga kuna dhaqma xeerkiisa, buuxiyeyna shuruudaha hoos ku qoran:
  1. In uu yahay muwaadin u dhashay Somaliland.
  2. In aanay da'diisu ka yaraan 15 sano.
  3. In uu caqli ahaan fayow yahay.
  4. In uu codsi qoraal ah oo xubin-ka-noqosho ah soo gaadhsiiyo xafiiska Xisbiga WADDANI degmada, gobalka uu degen yahay ama laanta ugu dhow ee dibedda.
  5. In uu yahay qof ku sifoobay akhlaaq iyo dhaqan wanaag.
  6. Inaanu xubin ama taageere u ahayn Xisbi kale
  7. In uu bil kasta bixiyo lacagta xubinimada Xisbiga.

The Party

  • About Us
  • Political Program
  • Core Values
  • Party Law
  • Centres
  • Contact Us

Media

  • News
  • Videos
  • Photo Gallery
  • Press Statements
  • Meetings
  • Speeches

Address

  • Head Quarter
  • Road Number 1, Maamuus Area,
  • Hargeisa - Somaliland
  • contact@xisbigawaddani.com
  • +252-2-540901

Copyright © 2012 - 2025 WADDANI Party All Rights Reserved.

Site Designed & Developed by ILEYS INC.