WARARKA
- Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Waddani oo soo dhaweeyay Heshiiska Xabad Joojinta ah ee ay wada gaadheen Xamaas iyo Israa`iil.
- Gudoomiyaha Xisbul xaakimka Waddani oo la gudoonsiiyay Shahaadada Xisbinimo ee 10 sano ee soo socda
- Xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayay wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada oo lagu qabtay Hargeysa
- Madaxweynaha Somaliland oo kulan Madaxtooyada kula yeeshay Gudoomiyayaasha iyo Madaxda Xisbiyada Qaranka
- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Fadhigii u horeeyey Ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada
Xisbiga WADDANI
Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo go'aan ah in dib loo culo weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhiig cusub iyo maskax firfircoon oo lagu dardar-gelinayo xaqiijinta himilooyinka ummadda reer Soomaalilaan leedahay oo uu ugu horreeyo Ictiraaf keenista. Xisbiga WADDANI waxa uu albaabo cusub u furayaa da'yarta si ay xooggooda maskax iyo muruqba ugu dhisan-lahayeen dalkooda, isaga oo bulsha weynta reer Somalilaan ku hoggaaminaya hiiraal iyo hiigsi midaysan bari, badhtamaha iyo galbeedba.
Faahfaahin


Baro Murashaxa Xisbiga WADDANI
Murashax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi [Cirro] waa xeel-dheere diblomaasi ah, kaas oo ka soo qabtay xilal kala duwan
Sii AkhriWararka

January 16, 2025

January 08, 2025

December 24, 2024

December 21, 2024